Ra’iisul wasaare khayre oo ku wajahan magaalada Kismaayo Saacadaha soo socda..

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdi oo hogaaminayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socdo in ay gaaraan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Jubaland. Wararka aan ka helayno Magaalada  Kismaayo  ayaa sheegaya in qaban-qaabadii ugu dambaysay ee lagu soo dhoweynayo ra’iisul wasaare khayre ay haatan si weyn uga socota gudaha … Continue reading Ra’iisul wasaare khayre oo ku wajahan magaalada Kismaayo Saacadaha soo socda..